KAAR(DH)KA IS KORMEERKA – omatarkkailukortti somali

Olet täällä:
KAAR(DH)KA IS KORMEERKA – omatarkkailukortti somali

KAAR(DH)KA IS KORMEERKA – omatarkkailukortti somali

Lisätiedot

kieli

KAAR(DH)KA IS KORMEERKA
Kaarkan is kormeeridda ee aad xaaladaa kula soconaysid
waa kuu gaar. waxad ka heleysaa tusaalayaal la xiriira
sidii aad u kormeeri lahayd xaaladda ama caafimaadka
naasahaaga. Kaarka waxad dhigtaa meel fiican oo aad ka
heli kartid, si aad ula socotid xaaladda naasaha. Bishiiba
mar sameee baaritaan aad isku kormeeraysid.

Painotuotteet ovat täysin ilmaisia tilata. Toimitukset ovat ilmaisia Suomessa. Muualle Euroopassa 15€.
Voit myös ladata tuotteet PDF-muodossa PDF-napin kautta.

0,00

Kaarkaan u kuurgalista xaaladdaada waxaan kuu sameynay oo uu u gaar yahay adiga! Waxaadna ka heleysaan tusaalayaal la xiriira sidii aad ugu kuurgali laheyd xaaladda naasahaaga. Kaarka waxaad dhigataa meel aad ku xusuusan karto inaad samayso u kuurgalista xaaladda naasahaaga. Hubi xaaladda naasahaaga bishiiba mar.

Skip to content